Musharaxiinta ka horjeeda Axmed Madoobe oo lix qodob hor dhigay beesha Caalamka

Xili  magaalada Kismaayo ka socoto waanwaanta ay wadaan xubnaha beesha Caalamka oo uu horkacayo Wakiilka Q/Midoobay ee Soomaaliya James Swan ayaa kulan ka dhacay xarunt UN-ka ee Garoonka Kismaayo waxaa mowqifkooda ku soo bandhigay Golaha Isbedel Dooonka Mushariixinta Jubbaland. Qoraal ay soo saareen ayey ku shaaciyeen lix shardi oo ay hordhigeen Wakiilka Q/Midoobay, kadib kulankooda … Continue reading Musharaxiinta ka horjeeda Axmed Madoobe oo lix qodob hor dhigay beesha Caalamka